Kubada Koleyga Horseed

12399507_1032856200109080_1947009941_n1

Goolhaye Axmed Cabdalla oo ku biiray naadiga Jeenyo

Goolhaye Axmed Cabdalla Mucalim ayaa ku dhawaaqay inuu isaga tagay kooxda Elman oo uu u ciyaarayay 6-dii sano ee la soo dhaafay, isagoo shaaciyay in uu  ku biirista kooxda Jeenyo. Axmed Cabdalla oo ka mid ah goolhayayaasha ugu xirfada wanaagsan kubada cagta dalka ayaa kooxda Jeenyo la gaaray   heshiis 2 sano ah oo kooxda ugu

Read More…


IMG_96721

Kooxda Dekedaha oo dhegaha ka garaacday Heegan, furitaanki ciyaaraha horyaalka

Cayaartii bilaawga u ahayd Horyaalka Soomaaliya ayaa dhawaan soo gebageboowday taasoo dhexmartay Naadiyaga Dekedaha iyo Heegan waxaana Cayaartaas 1-0 ku badisay kooxda Dekedaha. Dekedaha oo uu Hogaamiyo Macalin Cabdi Joon ayaa Waxaa Goolka ay heleen dhamaadkii Cayaarta daqiiqadihii dheeriga ahaa ee lagu daray Waxaana Goolka qura u dhaliyey Xidigga Lagu magacaabo C/qaadir yiriis. Kooxda Heegan

Read More…


1f0ff4b8-1c11-4d17-a9a7-f73baccba47f

Taliyaha ciidanka XDS oo naadiga Horseed FC ugu hambalyeeyay guulaha ay soo hooyeen

Taliyaha ciidanka XDS Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo abaanduulaha oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa maanta  kormeer ku tegeen xarunta ay ku tababbartaan kooxda kubadda cagta Horseed FC ee ciidanka xoogga dalka oo dhawaan ku guuleystay koobka Jeneraal daa’uud iyo kan super cup-ka ah oo labada jeerba ka qaaden kooxda Heegaan ee

Read More…


IMG_9DCBF9-DAF66F-076802-0D6770-44917E-00B448

Daawo Sawirrada: Kulankii ay horseed ku hantisay Super Cup-ka

Kooxda Kubada Cagta Horseed ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cupka dalka Soomaaliya kadib markii ay ladheeleen Naadiga Heegan waxaana Heegan looga badiyey Rigooryaal. Naadiga Horseed ayaa Waxaa ay Cayaarta ku dheeleen 9 Cayaaryahan kadib markii ay Calaamada casaanka ah ka qaateen 2 Cayaaryahan iyaga oo Sameeyey adkeysi iskana difaacay Weeraro badan oo kaga yimid dhanka

Read More…


????????????????????????????????????

Wax qabadka Jenaraal Caynte iyo guulaha Horseed + Sawirro

Naadiga kubbada cagta Horseed isbadal wayn ayaa lagu sameeyay waxaana hogaamiye looga dhigay mas’uul wax badan ka badalay sidii ay u shaqayn jireen  maamulkii hore ee kooxda,  waxaana la yiraa  Jenaraal Caynte isaga ayaana la rumeysanyahay in uu sabab u yahay guulaha uu gaaray Naadiga Horseed. Jeneraal Caynte markii uu qabtay hoggaanka kooxda ayaa durba la

Read More…


1267

Daawo guushii xidigaha Horseed ay ku hantiyeen koobka Jen. Daa’uud

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xidigaha kooxda horseed ee FC iyo taageerayaashooda oo u dabaaldegaya guushii ay ku hanteen koobka Jen. Daa’uud kaddib markii ay ka guuleysatay kooxda Heegan.


$RKMJZPO

Daawo Sawirrada: Horseed FC oo galaba hantisay Super Cup-ka dalkeenna kaddib markii ay ka adkaatay Heegan

Naadiga Kubada Cagta Horseed FC ayaa galabta ku guuleysatay Koobka Super Cupka dalka Soomaaliya kadib markii ay la ciyaareen Naadiga Heegan waxaana Heegan looga badiyey Rigooryaal. Naadiga Horseed ayaa Waxaa ay Cayaarta ku dheeleen 9 Cayaaryahan kaddib markii ay Calaamada casaanka ah ka qaateen 2 Cayaaryahan iyaga oo Sameeyay adkeysi iskana difaacay Weeraro badan oo

Read More…


2208

Taageerayssha oo weli hadal haya guushii kooxda Horseed FC

Kooxda Kubada Cagta ee Horseed ayaa soo hoysay guul taariikhi ah kaddib markii ay hantisay koobka Jeneraal Daa’uud iyadoo 2 iyo 1 uga badisay kooxda Heegan oo ay isla soo gaareen finalka. Taageerayaasha kooxda kubadda cagta ee Horseed FC ayaa si diirran u soo dhaweeyay guusha ay gaartay kooxd, iyagoo arintaasi ku amaanay maamulka kooxda

Read More…


Kooxda horseed oo maanta ku badisay laba iyo eberKooxda horseed oo maanta ku badisay laba iyo eber

Akhriso taariikhda kooxda kubadda cagta ee Horseed FC

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinneynaa taariikhda kooxda kubada cagta ee Horseed FC guulihii ay gaartay iyo marxaladihii kala duwanaa ee kooxdu soo martay. Sannadihii lexdameeyadii ayaa waxaa jiray laba kooxood oo la oran jiray Xoogga iyo Booliska . kooxda Booliska ciyaartooydii u ciyaari jirtay waxaa ka mid ahaa : Saciid Ducaale, Scott,

Read More…


f119

kooxda horseed oo guulo ka gaartay horyaalka kubadda cagta ee Soomaaliya

kooxda horseed oo ka ciyaarka horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya ayaa maanta guul weyn ka gaartay kooxda jeenyo kaddib markii 2 1 ku dharbaaxday. qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay min hal gool iyadoo ciyaarta qeybteedii dambe ay kooxda horseed u suura gashay in ay gool labaad dhaliso oo ay sidaasi hoggaanka ciyaarta

Read More…