Kubada Koleyga Horseed

Xeegada1-701x394

Ciyaartooyda xulka Qaranka xeegada barafka Soomaaliya oo 8 – 1 looga badiyey…

Ciyaar saaxiibtinimo oo galab-nimadii shalay ka dhacday magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden ayey isku hardiyeen ciyaartooyda xeegada barafka xulka Soomaalida reer Borlänge iyo xul ka socday magaalada Stockholm. Halkaasina oo ay guushii ku raacday reer Stockholm oo ku guuleeystay 8:1. Ciyaari waa gelin dambe ayey ku hamiyeem ciyaartooydii soomaalida ee ka socotay Borlänge. Ciyaartan

Read More…


Bacca-649635

Man United iyo Chelsea oo isku heesta xidig u dheela Kooxda AC Milan

Kooxaha Horyaalak dalka England ee kala ah Man United iyo Chelsea ayaa Waxa ay £46.5m ku baadi Gobayaan Weeraryahanka kooxda AC Milan ee Carlos Bacca. Carlos Bacca oo Xiligaan un ku soo biirey AC Milan kadib markii ay Sevilla kaga soo iibsadeen lacag dhan £23.2million ayaa waxa uu soo Jiitey kooxo badan oo yurub ah

Read More…


-home-kubadbil-public_html-uploads-gallery-galleries-sign-IMG_73F05F-947D0C-E1BE5E-3EC195-7DC78E-ADFF7A

Horseed oo galabta soo bandhigtay ciyaar aad u wanaagsan

Kooxaha kubadda cagta ee Horseed iyo Gaadiidka oo galabka kulan ciyaareed ku yeeshay garoonka Banaadir ayaa ku soo dhamaatay 2-0 oo ay ku badisay kooxda Gaadiidka. Kulanka oo ahaa kii 23-aad ee 23-aad ee horyalka ayaa qaybta hore  ee cayarta lagu kala nastay 0-0, basle marki laysku soo laabtay waxaa  2 gool dhaliysay kooxda Gaadiidka. Kooxda kubadda

Read More…


IMG_FFBCB7-77BA57-255057-89B9FA-86D243-7A0798

Daawo Sawirrada: Horseed FC oo 2-0 ku garaacday kooxda FC Muqdisho

kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta gaartay guushi ugu horeysay ee horyaalka kadib marki ay 2- 0 ku garaacday kooxda FC Muqdisho. Labada koox ayaa ku kulmay galabta garoonka Banaadir,  kulanki 17 ee horyaalka kaaso labada koox u ahaa kulamadi Afaraad,  waxayna labada koox soo bandhigeen cayaar wanaagsan. Horseed  ayaa labada gool dhalisay qaybta hore

Read More…


-home-kubadbil-public_html-uploads-gallery-galleries-sign-IMG_73F05F-947D0C-E1BE5E-3EC195-7DC78E-ADFF7A

Naadiyada Horseed FC iyo Muqdisho oo galabta ciyaar xiiso leh ku dhexmareyso Gegida ciyaaraha ee Banaadir

Iyadoo si xiiso leh oo ugu socdo garoonka kubbada cagta Banaadir horyaalka heerka kowaad ee kubadda cagta dalka waxaa galabta ka dhicidoona kulan marti gelindoona taageeraal fara badan oo gegida Banaadir ku balansan kooxaha Horseed iyo Fc.Moqdisho. Kulanka ayaa ah kulankii 17-aad wareega hore ee horyaalka 2015-16, sidoo kale waa kulamadii afraad ee labada koox

Read More…


IMG_E8A95B-5CF93D-95C534-DACDF2-5658C4-1B89F9

Macalin Cabdi Kuus oo ka tagay Heegan kuna biiray Naadiga Horseed FC

Macalin Ku xigeenkii kooxda Kubada Cagta Heegan Macalin Cabdi Isaaq Maxamed (Cabdi Kuus) ayaa si rasmi ah ugu biirey Naadiga Kubada Cagta ee Horseed FC kadib markii la sheegay in ay is qilaafeen maamulka Naadiga Heegan. Rug cadaagan kubadda cagta Cabdi kuus ayaa noqon doona Macalin Ku Xigeenka Naadiga Horseed waxaana uu bilaabayaa shaqadiisa rasmiga

Read More…


IMG_756C1D-6D8D67-5E9404-3FA3C9-4FDB1E-7C4B64

Daawo Sawirrada: Kulankii galabta ee Horseed FC iyo Heegan oo ku soo dhamaaday barbar dhac 2-2

Kulankii galabta dhexmaray Horseed FC iyo Heegaan oo ka tirsanaa horyaalka ayaa ku soo dhamaaday Bareejo 2-2. Heegan ayaa la Hormartay Goolka Waxaase bareejo la timid Naadiga Horseed, Goolka labaad ee Horseed Waxaa dhaliyey Nuur Cali Xasan Goolkii horena Waxaa u dhaliyey isla Nuur. Horseed ayaa noqotey Naadigii u horeeyey ee 2 Gool ka dhalisa Horyaalka

Read More…


$RZCROXN

Horseed iyo heegan oo ciyaar xiiso leh galabta ku leh garoonka Banaadir

Naadiyada Horseed FC iyo Heegan ayaa galabta ku ballansan garoonka Banaadir ciyaar ka tirsan wareegga koobaad ee horyaalka kubada cagta 2015-16. Kulanka galabta ayaa noqonaya kii  lixaad ee horyaalka, waana kulamadii labaad ee labada kooxood ay ciyaaraan horyaalka, iyadoo Heegan ay kulanki furitaanka horyaalka guuldaro 1-0 kala soo kulantay kooxda Dekedda , halka Horseed ay barbarro

Read More…


IMG_8960

Daawo Sawirrada: Kulankii galabta dhex maray Horseed FC iyo Jeenyo oo ku soo dhamaaday 1-1 bareejo

Kulanki galabta dhex maray naadiga kubadda cagta ee Horseed iyo Jeenyo ayaa ku soo dhamaaday bar bar dhac ama 1 iyo 1 taas oo ku tirsanaa Horyaalka dalkeena Soomaaliya oo dhawaan ka furmay garoonka Banaadir ee Muqdisho.. Cayaartaan oo ahayd mid aad u adag ayaa ku soo dhamaatay bareejo 1-1 ah Waxaana Goolka la hor

Read More…


HorseedJen1

Naadiyada Horseed iyo Jeenyo oo galabta isku arki doona Banaadir Stadium

Garoonka Banaadir Stadium waxaa galabta ku kulmi doona Kooxaha Jeenyo iyo Horseed oo ah laba naadi oo aad ugu dagaalamaya horyaalka Soomaaliya. Naaadiga Horseed oo si weyn dib u habayn loogu sameeyay ayaa waxaa ay dhawaac  ku guuleysatay labo koob, iyadoo galabta la ciyaareysa naadiga Jeenyo. Gudoomiyaha naadiga Horseed Jeneraal Ceynte ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay

Read More…