Kubada Dhaliska Horseed

wpid-buud-610x250

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Balan qaadey in Kooxda Horseed loo keeni doono qalab casri ah ee ku tababartaan

Kulanka ayaa waxaa ugu horeeyntii warbixin sida ay kooxda ku socoto iyo marxaladeeda ka warbixiyey Gen.C/laahi Maxamed Ceynte oo ah Gudoomiyaha Daladda Naadiga Horseed,isagoo halkaa ka sheegey in kooxda horseed ay hada tahay kooxaha laga cabsado maadamada sanadkaan gudihiisa laba koob waa weyn ay qaadey waxa uuna raja wanagsan ka muujiyay kulanka maalinta jimcaha ay

Read More…


TCDHOR2

Generaal Ceynte Kooxda horseed waa ay u diyaar garowdey kulanka Banaadir S’C

Kooxda kubada cagta ee horseed ayaa diyaar garow xoogan waxa ay ugu jiraan kulanka ladheeli doonaan hogaamiyaasha horyaalka soomaaliya ee Banaadir Sc iyadoo hada horyaalka uu fasax yahay xili ciyaartooyada ay ku maqan yihiin xulka qaranka. Naadiga Horseed ayaa xili ciyaareedkii hore waxa ay hanteen laba koobood ay ka qadeen Kooxda heegan ee ciidanka booliska.

Read More…


Champions-Leaque-ga-638x359


images

Daawo Video: Hees wadani ah oo ay qaadayaan Fanaaniinta Horseed


IMG_E8A95B-5CF93D-95C534-DACDF2-5658C4-1B89F9

Macalin Cabdi Kuus oo ka tagay Heegan kuna biiray Naadiga Horseed FC

Macalin Ku xigeenkii kooxda Kubada Cagta Heegan Macalin Cabdi Isaaq Maxamed (Cabdi Kuus) ayaa si rasmi ah ugu biirey Naadiga Kubada Cagta ee Horseed FC kadib markii la sheegay in ay is qilaafeen maamulka Naadiga Heegan. Rug cadaagan kubadda cagta Cabdi kuus ayaa noqon doona Macalin Ku Xigeenka Naadiga Horseed waxaana uu bilaabayaa shaqadiisa rasmiga

Read More…


IMG_756C1D-6D8D67-5E9404-3FA3C9-4FDB1E-7C4B64

Daawo Sawirrada: Kulankii galabta ee Horseed FC iyo Heegan oo ku soo dhamaaday barbar dhac 2-2

Kulankii galabta dhexmaray Horseed FC iyo Heegaan oo ka tirsanaa horyaalka ayaa ku soo dhamaaday Bareejo 2-2. Heegan ayaa la Hormartay Goolka Waxaase bareejo la timid Naadiga Horseed, Goolka labaad ee Horseed Waxaa dhaliyey Nuur Cali Xasan Goolkii horena Waxaa u dhaliyey isla Nuur. Horseed ayaa noqotey Naadigii u horeeyey ee 2 Gool ka dhalisa Horyaalka

Read More…


$RZCROXN

Horseed iyo heegan oo ciyaar xiiso leh galabta ku leh garoonka Banaadir

Naadiyada Horseed FC iyo Heegan ayaa galabta ku ballansan garoonka Banaadir ciyaar ka tirsan wareegga koobaad ee horyaalka kubada cagta 2015-16. Kulanka galabta ayaa noqonaya kii  lixaad ee horyaalka, waana kulamadii labaad ee labada kooxood ay ciyaaraan horyaalka, iyadoo Heegan ay kulanki furitaanka horyaalka guuldaro 1-0 kala soo kulantay kooxda Dekedda , halka Horseed ay barbarro

Read More…


IMG_8960

Daawo Sawirrada: Kulankii galabta dhex maray Horseed FC iyo Jeenyo oo ku soo dhamaaday 1-1 bareejo

Kulanki galabta dhex maray naadiga kubadda cagta ee Horseed iyo Jeenyo ayaa ku soo dhamaaday bar bar dhac ama 1 iyo 1 taas oo ku tirsanaa Horyaalka dalkeena Soomaaliya oo dhawaan ka furmay garoonka Banaadir ee Muqdisho.. Cayaartaan oo ahayd mid aad u adag ayaa ku soo dhamaatay bareejo 1-1 ah Waxaana Goolka la hor

Read More…


3262

Xidiga Soomaaliga ah ee Islam Feruz oo dib ugu laabanaya Chelsea +Sawiro

Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa sheegtay in Cayaaryahanka asal ahaan ka soo jeeda dalkeena Soomaaliya ee Islam Feruz dib looga soo celin doono Naadiga uu amaahda hada ugu dheelo ee Hibernian marka la gaaro bisha Janaayo kadibna dib loogu celin doono amaah. Islam Feruz oo ah Cayaaryahan Weerarka ka dheela oo aad u wanaagsan ayaa Waxaa doon

Read More…


12399507_1032856200109080_1947009941_n1

Goolhaye Axmed Cabdalla oo ku biiray naadiga Jeenyo

Goolhaye Axmed Cabdalla Mucalim ayaa ku dhawaaqay inuu isaga tagay kooxda Elman oo uu u ciyaarayay 6-dii sano ee la soo dhaafay, isagoo shaaciyay in uu  ku biirista kooxda Jeenyo. Axmed Cabdalla oo ka mid ah goolhayayaasha ugu xirfada wanaagsan kubada cagta dalka ayaa kooxda Jeenyo la gaaray   heshiis 2 sano ah oo kooxda ugu

Read More…