Horseed Basket poll

horhegabdho1

Daawo Sawirrada: Gabdhaha Horseed oo ku guulaystay koobka Jen. Daa’uud

Gabdhaha kubadda kubada kolayga Horseed ayaa ku guulaystay koobka kubadda kolayga Jen.Daa’uud kadib guul ay ka gaareen Gabdhaha Heegan. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa sanadkan u qorsheeyay gabdhaha Heegan iyo Horseed in ay ka qayb qaatan koobka kubadda kollayga ee jenaraal Daa’uud 2015 iyadoo xiriirku uu ugu talo galay in ay sedex kulan ciyaaraan labadan koox,

Read More…


IMG_4333

Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya oo Tababar u soo gaba gabeeyey wakiilada maamul goboleedyada+Sawiro

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa maagalada Muqdisho tababar sare loogu qaadayo aqoonta maaulka isboortiga ee gobolda dalka ka furay waxaana xafladda furitaanka kasoo qayb galay guddoomiyahya Guddiga Olombikada Cabdulahi Axmed Tarabi , Guddiga Fulinta xirirka kubada cagta iyo wakiidla isboortiga gobolda dalka ee tababarka la siinayay . Waxaa halkaas ka hadlay Guddoomiyaha Xiriirka kubadda

Read More…