Boolis Malatariya

IMG_6C95F4-BB3E74-0EE5AC-174724-4F6DCE-2646BC

Horseed oo Maanta la Ciyaari Doonta Naadiga Banaadir

Kooxda Kubada Cagta Horseed ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Galabta waxa ay Ciyaar adag la Dheeli Doontaa Naadiga Banaadir SC waxaa Labadaan Naadi ka dhaxeyso Xifaaltan Adag oo dhanka Kubada Cagta ah Naadiga Horseed Haday Galabta ka Badiso Banaadir waxay soo Gali Doontaa Kaalinta Sadaxaad ee Horyaalka Kubada Cagta ee Soomaaliya Gudoomiyaha Kooxda Horseed

Read More…


download

Wax ka ogow kooxaha Premier League ka ciyaaro sanadkaan Xidigaha ee soo qaateen

Waxaa jira in uu furanyahay suuqa kala iibsiga Cayaartoyda iyaga oo Kooxaha ka dheela Horyaalka loogu Xiiseynta badanyahay ee Premier League ay Xiligaan soo qaateen Cayaartoy badan halka kuwo kaloo badan ay iska direen kuwaas oo uga tagay kooxahaas siyaabo kala du duwan. Hadaba dhamaan Kooxaha Premier League yey soo qaateen yaase katagay? ARSENAL  IN Granit Xhaka

Read More…


8q

Koonfurgalbeed oo Boorsooyinkooda ka qaatay Gobolka Banaadir

Kulankan ayaa ahaa kulankii labaad ee ay Koonfur Galbeed tartanka ka cayaarto iyadoo guuldarro kala kulantay gobolka Banaadir Cayaarti furitaanka tartanka waxuuna kulankan u ahaa Kulankii Rajada, halka Puntland ay kulankii ugu horeeyay tartanka kasoo muuqatay. Xiddigaha Puntlanad oo weerar xooggan kusoo galay garoonka ayaa bilowga hore dhaliyay laba gool oo degdeg ah iyagoo uga

Read More…


IMG_3D2A89-A71265-3AC79A-81D2B3-EDBDA0-CF2424

””Horseedfc.net”’hiraan&shabellaha dhaxe oo dhulka ku jiiray jubbaland

Gegada Banaadir weli waxaa si habsami la’ uga soconaya cayaaraha gobollada dalka oo caasimaddu marti gelineyso goortii u horeysay muddo 25 sanadood ah. Xulalka gobollada Hiraan & Sh/dhexe iyo Jubbaland ayaana ku kulmay kulankii galabta ka dhacay bugcadda Banaadir, iyadoo ay muuqdeen boqolaal taageerayaal ah oo labada dhan u kala sacaba tumayay, xilli ay jireen

Read More…


download (3)

””Horseedfc.net”Payet oo niyad jabiyay kooxaha doonaya

Dimitri Payet ayaa shaaca ka qaaday 100% inuu sii joogi doono West Ham”. 29-sano jirkaan ayaa lala xiriiranaayay inuu iskaga dhaqaadi doono kooxda ka dhisan magaalada London,  Kadib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah kasoo bandhigay Euro2016 xili xulkiisa dhagta ciida loo daran Final kii. Ciyaaryahaankii hore  Marseille ayaa ka ciwaayiyay kooxda Hammers ka inuu

Read More…


13645286_1135092433230236_4242663917019385831_n

”Horseedfc.net”25 Sano ka dib Muqdisho oo Marti galineyso Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka

Tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka Somaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo garoonka kubadda Cagta ee Banaadir stadium ee Magaalada Muqdisho. Ciyaartooyda oo  ka kala timid gobollada dalka ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho shalay si ay uga qeybgalaan tartanka horyaalka  kubada cagta ee goballada dalka, iyadoo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Soomaaliya uu

Read More…


1468432943604_lc_galleryImage_Jamie_Vardy_of_Fleetwood_

‘’’Horseedfc.net’’Ciyaartii Liverpool Xalay Xasuuqday Kooxda Fleetwood oo lagu arkay Xidig u ek Jamie Vardy

Kulan Saaxiibtanimo ee wada dheeleen Kooxaha Liverpool iyo Fleetwood ayaa waxaa lagu arkay Xidig u ek Jamie Vardy u ciyaara kooxda Leicester City Waxaana lays waydiinayay in Fleetwood ay kooxdeeda ku hayso Jamie Vardy kale. Xigaan ayaa leh qaab ciyaareedka  Xidigaan u ek Jamie Vardy inta badan daawadayaasha ayaa ku mashuulay xidigaan iyagoona is weydiiyay

Read More…


1468435898851_lc_galleryImage_FLEETWOOD_ENGLAND_JULY_13

Xasuuqii Liverpool oo Xalay Bilaawday Sanadkan lama celin karo

Liverpool ayaa sii wadata guulaheeda kulamada saaxiibtinimo waxayna kulankeedii labaad ay guul ka gaadhay kooxda Fleetwood. Reds ayaa kulankan guul ku soo gaadhay 5:0 waxaana goolasha u kala dhaliyay da’yarka Marko Grujic,Ben Woodburn halka Lucas uu muddo dheer kadib gool ka dhaliyay kulankan waxaana laba gool raacsaday Roberto firmino. Tababare Jurgen Klopp iyo kooxdiisa Liverpool

Read More…


thumb (1)

”Horseedfc.net”Juventus oo soo qadaneysa Xidiga Benzema

Juventus ayaa u dhaqaaqday saxiixa Real Madrid gooldhaliyaheeda Karim Benzema, sida lagu qoray CalcioMercato.com. Kooxda Bianconeri ayaa dooneysa in ay ku buuxiso booska uu banneeyay Alvaro Morata keddib markii laacibka dalka Spain uu ku laabtay Madrid xagaagan, wararku waxay sheegayaan in 23-jirkani uu sii joogayo Santiago Bernabeu ay culeys xoogganna ku noqon doonto Benzema. Kooxda

Read More…


2137

”’Horseedfc.net”’Ibrahimovic oo diyaar garoow igu jira kulamada uu kooxdiisa Cusub u ciyaarayo

Weeraryahaanka cusub ee Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa soo bandhigay Sawiro isaga oo samaynaya tababar aad u adag Waxaana uu sheegay in uu diyaar Garoow ugu jiro in uu dheelo Kulamada koowaad ee istijaabinta ah ee Naadigiisa Man United. Zlatan Ibrahimovic ayaa Manchester United Waxa uu ugu soo biirey heshiiska Xorta ah Waxaana uu u Saxiixay

Read More…