BamBayda Muusikada

CcnzFsDWIAAmaPa

Man united oo u dooratey xidigii bisha da’yarkii ka yaabiyay kooxda Arsenal

Da’yarka kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England Marcus Rashford ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa kooxdiisa bishii Febraayo ee la soo dhaafay, kaddib codeyn laga qaaday aqristayaasha ManUtd.com ayeyna ugu codeeyeen abaal-marintan. Inkastoo xiddigo badan ay waqti dheer ku qaato inay ku guuleystaan laacibka ugu fiican kooxdooda, kuwo kalena aysanba ku guuleysan, laakiin

Read More…


1456943597580_lc_galleryImage_SPLASH_Liverpool_Man_City

Liverpool oo xasuuqdey Manchester City

Goooool Roberto Firmino James Milner Adam Lallana Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalmka ka dhacaysa. Safka labada Kooxood. Manchester City (4-2-3-1): Hart, Zabaleta, Clichy, Kompany, Otamendi, Fernando, Fernandinho, Navas, Silva, Sterling, Aguero Bench: Caballero, Sagna, Demichelis, Kolarov, Bony, Iheanacho, Mangala 19:05 Liverpool TEAM NEWS Liverpool (4-4-2): Mignolet, Clyne, Toure, Lovren, Flanagan, Henderson, Can, Milner,

Read More…


235

Real Madrid oo dib ugu soo laabatay Wadadii Guusha+sawiro

Kooxda Kubada cagta Real Madrid ayaa Guul kala soo laabatay kooxdii ay Gurigeeda kula dheeleen ee Levante Waxaana ay Guushu ku raacday 3-1. Goolasha Real Madrid Waa kan u horeeya uu ahaa Rigoore uu dhaliyey Cristiano Ronaldo halka kan labaad ay iska dhaliyeen daafacyada Levante Goolka 3 aad Waxaa dhamaadkii cayaarta dhaliyey Isco/ Guusha Real

Read More…


Mancini-Inter-e1455591123607

Inter 3-0 Juventus+Rigoo rayaal 3-5

Safka labada Kooxood. Inter: Carrizo; Santon, D’Ambrosio, Juan Jesus, Nagatomo; Brozovic, Medel, Kondogbia; Perisic, Eder, Ljajic Inter bench: Handanovic, Berni, Palacio, Icardi, Biabiany, Telles, Gnoukouri, Della Giovanna, Melo, Gyamfi, Manaj Juventus: Neto; Lichtsteiner, Rugani, Bonucci, Alex Sandro; Cuadrado, Sturaro, Hernanes, Asamoah; Zaza, Morata Juventus bench: Buffon, Rubinho, Barzagli, Padoin, Lemina, Khedira, Pogba, Pereyra, Dybala, Favilli.


IMG_FFBCB7-77BA57-255057-89B9FA-86D243-7A0798

Daawo Sawirrada: Horseed FC oo 2-0 ku garaacday kooxda FC Muqdisho

kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta gaartay guushi ugu horeysay ee horyaalka kadib marki ay 2- 0 ku garaacday kooxda FC Muqdisho. Labada koox ayaa ku kulmay galabta garoonka Banaadir,  kulanki 17 ee horyaalka kaaso labada koox u ahaa kulamadi Afaraad,  waxayna labada koox soo bandhigeen cayaar wanaagsan. Horseed  ayaa labada gool dhalisay qaybta hore

Read More…


-home-kubadbil-public_html-uploads-gallery-galleries-sign-IMG_73F05F-947D0C-E1BE5E-3EC195-7DC78E-ADFF7A

Naadiyada Horseed FC iyo Muqdisho oo galabta ciyaar xiiso leh ku dhexmareyso Gegida ciyaaraha ee Banaadir

Iyadoo si xiiso leh oo ugu socdo garoonka kubbada cagta Banaadir horyaalka heerka kowaad ee kubadda cagta dalka waxaa galabta ka dhicidoona kulan marti gelindoona taageeraal fara badan oo gegida Banaadir ku balansan kooxaha Horseed iyo Fc.Moqdisho. Kulanka ayaa ah kulankii 17-aad wareega hore ee horyaalka 2015-16, sidoo kale waa kulamadii afraad ee labada koox

Read More…


$RZCROXN

Horseed iyo heegan oo ciyaar xiiso leh galabta ku leh garoonka Banaadir

Naadiyada Horseed FC iyo Heegan ayaa galabta ku ballansan garoonka Banaadir ciyaar ka tirsan wareegga koobaad ee horyaalka kubada cagta 2015-16. Kulanka galabta ayaa noqonaya kii  lixaad ee horyaalka, waana kulamadii labaad ee labada kooxood ay ciyaaraan horyaalka, iyadoo Heegan ay kulanki furitaanka horyaalka guuldaro 1-0 kala soo kulantay kooxda Dekedda , halka Horseed ay barbarro

Read More…


IMG_8960

Daawo Sawirrada: Kulankii galabta dhex maray Horseed FC iyo Jeenyo oo ku soo dhamaaday 1-1 bareejo

Kulanki galabta dhex maray naadiga kubadda cagta ee Horseed iyo Jeenyo ayaa ku soo dhamaaday bar bar dhac ama 1 iyo 1 taas oo ku tirsanaa Horyaalka dalkeena Soomaaliya oo dhawaan ka furmay garoonka Banaadir ee Muqdisho.. Cayaartaan oo ahayd mid aad u adag ayaa ku soo dhamaatay bareejo 1-1 ah Waxaana Goolka la hor

Read More…


1f0ff4b8-1c11-4d17-a9a7-f73baccba47f

Taliyaha ciidanka XDS oo naadiga Horseed FC ugu hambalyeeyay guulaha ay soo hooyeen

Taliyaha ciidanka XDS Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo abaanduulaha oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa maanta  kormeer ku tegeen xarunta ay ku tababbartaan kooxda kubadda cagta Horseed FC ee ciidanka xoogga dalka oo dhawaan ku guuleystay koobka Jeneraal daa’uud iyo kan super cup-ka ah oo labada jeerba ka qaaden kooxda Heegaan ee

Read More…


IMG_9DCBF9-DAF66F-076802-0D6770-44917E-00B448

Daawo Sawirrada: Kulankii ay horseed ku hantisay Super Cup-ka

Kooxda Kubada Cagta Horseed ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cupka dalka Soomaaliya kadib markii ay ladheeleen Naadiga Heegan waxaana Heegan looga badiyey Rigooryaal. Naadiga Horseed ayaa Waxaa ay Cayaarta ku dheeleen 9 Cayaaryahan kadib markii ay Calaamada casaanka ah ka qaateen 2 Cayaaryahan iyaga oo Sameeyey adkeysi iskana difaacay Weeraro badan oo kaga yimid dhanka

Read More…