‘’’Horseedfc.net’’Ciyaartii Liverpool Xalay Xasuuqday Kooxda Fleetwood oo lagu arkay Xidig u ek Jamie Vardy

July 14, 2016

Kulan Saaxiibtanimo ee wada dheeleen Kooxaha Liverpool iyo Fleetwood ayaa waxaa lagu arkay Xidig u ek Jamie Vardy u ciyaara kooxda Leicester City

Waxaana lays waydiinayay in Fleetwood ay kooxdeeda ku hayso Jamie Vardy kale.

Xigaan ayaa leh qaab ciyaareedka  Xidigaan u ek Jamie Vardy inta badan daawadayaasha ayaa ku mashuulay xidigaan iyagoona is weydiiyay inuu yahay Jamie Vardy