”’Horseedfc.net”Sidee loo qeeybsaday Dhaqaalaha laga helay Euro 2016

July 12, 2016

Koobka qaramadda yurub 2016 ayaa 10 july lagu soo gabgabeeyay dalka faransiiiska waxaana koobka oo ay ku loolamayeen 24 dal ku guuleystay dalka Portugal oo kama dambeysti koobkan 1-0 kadib waqti dheeri ah kaga qaaday xulka Marti gelinayay France.

Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ( Uefa) ayaa markii uu tartanka idlaaday soo saaray sida sanadkan  daqligalga macaashay  ay dalalka u kala heleen

Qarash  dhan  €301m oo lacagta Euro ah ayaa loo qeybiyay 24  Dal ee tartanka kasoo qeyb galay waxayna u kala heleen sidatan.

Xulka Portugal oo koobka hantay ayaa helay lacag dhan €8m

Xulka Kaalinta labaad Frace €5m

Wadamada semi finalka soo gaaray €4m

dalka wareega Sideeda kasoo muuqday €2.5m

wareega 16-ka dalalka soo gaaray €1.5 m

Wadamadi wareega Group-kaguul gaaray €1 m

wadamadi barbaro keensaday wareega Group-ka €500,000