Giggs oo hadal qiiro leh wada usoo mariyay Jamaahiirta United.

July 3, 2016

imaatinka Jose Mourinho Man United oo weysay halyey jamaahiirta United agtooda qaali ka ahaa.

Kadib 29-sano Ryan Giggs ayaa Man United asiga tagay, Intuu Man United joogay kooxda wuxuu u noqday tababare ku meel gaar ah iyo tababare ku xigeen,
Ryan” Waan ogahay guuleysiga inee tahay kooxda Dna-Kooxdaan Waxey fursad siisaa da’ayarta, Waxey ciyaartaa kubadd weerar ah xaqiiqdi.
“Waa iney leeyihiin caafimaad iyo riyooyin sare, Waa xaq iney guuleystaa Manchester United ayaa fileyso.
“Tani waa sababta ugu weyn aan go’aan ugu qaatay aniga ahaan inaan hor marino kooxda aan joogay nolosheyda inta ugu badan tan iyo markaan 14jir ahaa,
“Tani ma ahan go’aan aan si fudud u sameeyay,Waxaan ka fogaanayaa xasuuso badan oo gaar ah, Sida ugu fiican waqtiga nolosheyda iyo waayo-aragnimadeeda,  Waxaan rajeynaa iney si fudud igu adeegaan mustaqbalka.