Naadiga Horseed oo Tababaro diyaargarow ugu jirta Horyaalka Soomaaliya

June 27, 2016

Kooxda Kubada Cagta Horseed ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya  ayaa u diyaar garoobaysa Tartanka Horyaalka Soomaaliya ee dhawaan ka furmidoona Garoonka Koonis ee Magaalada Muqdisho.

 

Naadiga Horseed ayaa sanadka lasoo saxiixatay Xidigo tayo wangsan leh Xidigaha Horseed ayaa tababarka qaatay subax iyo galab

 

Macalinka naadiga kubada cagta horseed ayaa sheegay in sanadkaan Naadiga horseed ee qaadi doonto hoyaalka soomaaliya maadama uu tilmaamay in hada ee lasoo wareegeen xidigo muhiim ah

 

Gudoomiyaha Naadiga Horseed ayaa isna sheegay in Kooxda tababarada ee qaadan jireen ee wax badan hada laga badalay maadama uu dhawaan furmi doono horyaalka Soomaaliya lana filayo in Kooxda horseed ee isbadal la timaado