Gabdhaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa booliska oo galabta wada dheeli doona finaalka horyaalka kubada Kolegya Gabdhaha

May 20, 2016

Waxaa galabta lagu wadaa in garoonka Wiish uu matrti geliyo kulanka kama dambeysta horyaalka kubada Koleyga Gabdhaha.

Kulankan waxaa ku loolami doona kooxaha Horseed iyo Heegan oo kala matalaa Ciidanka Xooga aiyo Booliska.
Horseed waa kooxda Daafacaneysa koobkan waxayna dooneysaa in ay markale gacanta ku dhigto halak Heeegan ay koobkan u ooman tahay hanashadiisa.

Labada koox ayaa guulo kasoo gaaray Gabdhaha O.F.C iyoNationlink oo tartanka kala qeyb galaya waxaana kooxdii badisa loo caleemo saari doonaan Horyaalka kubada Koleyga Gabdhaha Soomaaliya.