Gabdhaha Horseed oo ku guuleystay koobka 15 May+Sawirro

May 17, 2016

Gabdhaha kubada Koleya Horseed ayaa gacnata ku dhigay koobka lagu xusayay munaasabadda maalinta dhalinyarada Soomaliyeed 15 May, waxaana daawashada ciyaarta kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga iyo xiriirka kubadda Koleyga.

Kulanka oo dhanka kale ka tirsanaa horyaaalka kubadda Koleyga Gabdhaa 2015-16 ayay Gabdhha Horseed dhigooda Olympic Fitness Centre kaga adkaadeen 34-21.

koobka maalintada Dhalinyadra waxaa gabdhaha Horsed guddoonsiyay agaasimaha Waaxda isboortiga ee Wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga C/laahi Aaabow Xuseen.

Kooxda Difaacaeysa koobka Horyaalka Horseed ayaa jimcaha laciyaari doonta kooxda Heegan taasoo lagu xaqiijin kooxda Horyaalka kubada KoleygaGabdhaha 2015-16.

Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description