Hoyaalka Soomaaliya:Horseed iyo Sanjaj oo galabta isku dhagan

May 5, 2016

Kulan aad u xiisa badan oo ka tirsan horyaalka soomaaliya ayaa waxaa galabta wada dheeli doona Kooxaha kala ah horseed iyo Sanjaj.

Kooxda uu hogaamiyo (Cali Buu) ee Horseed iyadana kulankii ugu dambeeyay waxaa ka badisey Naadiga Horyaalka hogaamineyso Horseed ayaa hada ku jurta booska 6-aad ee kala sareynta iyadoo leh 26-dhibcood.

Horseed macalinka hogaamiya Cali Buu ayaa sanadkaan ku guleystay labo koob oo ah kala Generaal Daa,uud iyo Super isagoo ka qaaday kooxda horyaalka difaacanayso ee Heegan,Horseed ayaa raadinayso rajada ah in ay kaalmaha hore ka soo gasho horyaalka,iyadoo dhanka kale raadinayso in ay guul ka garto Banaadir SC Shaxad La Filan Karo Labad Dhinac.

Safka Horseed
Gool Haye:-Lehman
Difaacyada:-Maxamed Cabdi Qaxoow,Axmed C/qadir Daalo,Cali Ibraahim
Xasan,FuaadAmaan

Qadka Dhexe:-Attiga isse,Nuune Ibraahim Haashim,Hanad Ibrahim (Hanad Yare)
Weerarka:-C/qaadir Muxyidiin Dire, Cadaane Barre Ciise,Nuur Cali Xasan