Horseed iyo Banaadir’ SC oo galabta isku dhagan

April 29, 2016

Kooxda kubada cagta horseed oo galabta la dheeli doonaan Naadiga hogaamineyso Horyaalka soomaaliya Banaadir S’C Kulanka ayaa ah mid aad u xiisa badan Maadama Labada kooxood ay u ciyaaraan ciyaartooy Ajanabi ah.
Ciyaarta ayaa soo gali doonto sacada marka ay tahay 3:30 galabta

Madaxa hogaanka Naadiga Horseed General Ceynte oo la Hadley websetka Kooxda horseed ayaa sheegey in hada xidigaha horseed tababar ee ugu diyaar garoobayaan kulanka la dheeli doonaan Kooxda banaadir Iyadoona kulankaan ay soo daawsha taggi doonaan dad weyne aad u fara badan

Macalinka kooxda kubada cagta ee horseed Cumar Maxamed Naasir (Cumar Caruus) ayaa sheegey in kulankaan ay u yihiin ayna guul ka rajeynayaan kulanka galanta ay dheeli doonaan.

Horseed ayaa hada ku jirta kaalinta lixeed ee hoyaallka soomaaliya