Goor dhaw la soco taariikhda xidiga hada u dheela kooxda horseed ee ciidanka xooga dalka

April 20, 2016

Aqristayaasheena sharafta leh mar dhaw waxaan idin soo gudbidoonaa taariikhda mid ka mid ah xidigaha hada u dheela kooxda horseed ee ciidanka xooga dalka isbuucii mar ayaan idin soo gudbin doonaa taariikhda xidigaha hada u dheeli doonaa.
Waxaana diirada kusaari doonaa Xidigaha kooxda taariikhda halka uu kubada uu kasoo bilaabay maxoo xiiseeyaa xidiga dhanka cuntada maxoo jeceyl yahay
Hadaba dhawaan ka Aqriso Horseedfc.net