Leicester City oo sii dheeresatey hogaanka Horyaalka Premier League

March 6, 2016

Kooxda Kubada cagta Leicester City ayaa sii dheereysatay Hogaanka Horyaalka dalka England kadib markii ay 1-0 kaga badiyeen Watford iyaga oo hada Hogaanka ku haya 5 dhibcood oo Nadiif ah.

Leicester City 12 bilood ka hor Waxa ay ka bad baaday in ay u laabato Heerka labaad laakiin hada Waxa ay u muuqataa Naadi qaadi doona Horyaalka Premier League dalka England.

Waxaa layaab leh Markasta waxaa kufaya kooxaha kusoo xigay Gaar ahaan Tottenham iyi Arsenal oo iyagu Galabta Bareejo galay halka Todobaadka dhexdiisa laga wada badiyey iyaduna Bareejo ayey heshay.

Watford (4-4-2):Gomes 6.5; Nyom 6 (Anya 81’), Prodl 5, Ake 7, Hoelbas 6; Amrabat 7, Suarez 6, Sidwell 6, Capoue 6.5 (Oulare 88’); Deeney 6.5, Ighalo 6.5

Booked: Amrabat

Subs not used: Pantilimon, Behrami, Guediora, Abdi, Paredes

Manager: Quique Sanchez Flores 6

Leicester (4-4-2): Schmeichel 6.5; Simpson 6.5, Morgan 7, Huth 7, Fuchs 6.5; Mahrez 8 (Amartey 85’), Kante 7.5, Drinkwater 7, Albrighton 6.5 (Schlupp 46’ 7); Okazaki 6 (King 46’ 6.5), Vardy 7

Booked: Fuchs

Subs not used: Schwarzer, Gray, Ulloa, Wasilewski

Manager: Claudio Ranieri 7.5

MoM: Mahrez

Referee: Jon Moss 7

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 201415