4 tii goal ee shaley uu dhaciyay CR7 oo rikoor cusub dhigey

March 6, 2016

Kadib markii uu dhaliyey 4 Gool Xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa Goolashaas Waxa lasoo saaray Waxa ay kusoo kordhiyeen Taariikhda Goolasha uu horay dhaliyey iyo Waxa ay ka dhignaayeen.

Cristiano Ronaldo Waxa uu dhaliyey Sadexleeydiisii 30 aad ee uu kadhaliyo Kulamada Horyaalka La Liga intii uu ka dheelayey sidoo kalana waxa uu ka mid Noqday Sadexda Cayaaryahan ee ugu Goolasha badan Taariikhda Horyaalkaas,

Ronaldo ayaa Galay buuga Taariikhada Xidigaha dhaliyey Horyaalka Spain in kabadan 250 Gool Waana Sadex oo kaliya kuwaas oo kala ah Telmo Zarra iyo Alfredo di Stéfano.

Xidigaan ayaa ah kan ugu badan ee kadhaliyey Horyaalka Spain Goolasha sadexleyda isaga oo 4 Jeer dheer Ninka ay xafiiltamaan ee Leo Messi Kaas oo dhaliyey (26) Sadexleey.images