Xulka qaranka Uruguay oo lamagacaabay iyo Luis Suarez oo lagu daray

March 5, 2016

Waxaa Maanta lamagacaabay Xulka qaranka dalka Uruguay iyada oo markii koowaad lagu Daray Weeraryahanka Naadiga Barcelona ee Luis Suarez kaas oo aan dalkiisa u dheelin tan iyo markii laganaaxay 2014 kii.

Luis Suarez ayaa lagu Ganaaxay kadib markii uu Garabka ka qaniinay Cayaaryahanka daafaca uga dheela Xulka Talyaaniga Giorgio Chiellini Waxaana uu ka maqnaa dhamaan Kulamdii ka dambeeyey koobka aduunka.

Xulka qaranka Uruguay ayaa lamagacaabay iyada oo ay dheeli doonaan kulamo katirsan koobka Aduunka 2018 ka.

Magacyada Cayaaryahanada Uruguay.

Goalkeepers: Martin Campana (Independiente), Rodrigo Munoz (Libertad), Fernando Muslera (Galatasaray), Martin Silva (Vasco da Gama).

Defenders: Sebastian Coates (Sporting CP), Jose Gimenez (Atletico Madrid), Diego Godin (Atletico Madrid), Maximiliano Pereira (Porto), Gaston Silva (Torino), Guillermo Varela (Manchester United), Emiliano Velazquez (Getafe).

Midfielders: Mathias Corujo (Universidad de Chile), Giorgian De Arrascaeta (Cruzeiro), Alvaro Gonzalez (Atlas), Diego Laxalt (Genoa), Nicolas Lodeiro (Boca Juniors), Brian Lozano (America), Camilo Mayada (River Plate), Alvaro Pereira (Estudiantes), Egidio Arevalo Rios (Atlas), Cristian Rodriguez (Independiente), Carlos Sanchez (Monterrey), Matias Vecino (Fiorentina).

Forwards: Edinson Cavani (PSG), Abel Hernandez (Hull City), Diego Rolan (Bordeaux), Cristian Stuani (Middlesbrough), Luis Suarez (Barcelona).luissuarez-cropped_15egqnfa76pyw1h5ve4yruk8hj