Wax badan oo ku saabsan kulanka adag ee darbi London ka ogow

March 5, 2016

Waxaa Galabta download (1)ladheeli doonaa kulanka ugu Xiisaha badan Kulamada Loo yaqaan London Darbi ee ay dheelaan kooxaha degan Caasimada England kaas oo u dhaxeeya Naadiayada kala ah Tottenham iyo Arsenal

Kulankaan oo ilgoonin ah lagu hayo maadaam labada koxood midkastaahi ay dooneyso in ay qaado Horyaalka ayaa Waxa uu bilaaban doonaa Saacada muqdisho marka ay tahay 3-45 daqiiqo.

Garoonka lagu dheeli doono waa White Hart Lane.

Garsooraha Michael Oliver

Safka rasmiga ah ee ay Macquulka tahay in labada kooxood garoonka ku soo bilaabaan.

845

Tottenham Hotspur
Keydak: Vorm, McGee, Trippier, Davies, Carter-Vickers, Dembélé, Son, Carroll, Winks, Onomah, Bentaleb, Chadli

Shaki Dembélé (groin)

dhaawac: Vertonghen (knee, 19 Mar), Njie (knee, Apr)

Suspended None

Form WWWWWL

Discipline Y54 R0

Leading scorer Kane 16

Arsenal

Kursiga keydka from Macey, Chambers, Gibbs, Flamini, Arteta, Elneny, Iwobi, Reine-Adélaïde, Campbell, Walcott

Doubtful None

Dhaawac: Koscielny (calf, 12 Mar), Cazorla (knee), Cech (calf), Oxlade-Chamberlain (knee), Wilshere (leg, all Apr), Rosicky (thigh, May)

Suspended None

Form LDWWLL

Discipline Y31 R3

Leading scorer Giroud 12