Maxaa kala heesta Chelsea iyo Stoke City

March 5, 2016

Waxaa Maqribnimada sabtiga ladheeli doonaa kulan aad u xiiso badan oo u dhaxeeya kooxaha kala ah Chelsea iyo Stoke City kaas oo ah mid kamid ah Kulamada la Xiiseeyo ee Horyaalka dalka England.

Kulankaan ayaa labaasan doonaa 6-00 Maqribkii.

Garsooraha Mark Clattenburg

Cayaartoyada ay u badan tahay in lagu soo bilaabo Garoonka labada kooxoodba.

845

Chelsea
KURSIGA KEYDKA Amelia, Blackman, Begovic, Miazga, Mikel, Traoré, Rémy, Pato

SHAKI DHAAWAC Hazard (match fitness)

DHAAWAC RASMI AH KUMAQAN Terry (hamstring, 12 Mar), Zouma (knee, Aug), Falcao (groin), Kenedy (groin), Pedro (hamstring, all unknown)

Suspended None

Form WDDWWW

Discipline Y42 R3

Leading scorer Costa 11
Stoke City
Subs from Haugaard, Ireland, Shenton, Joselu, Odemwingie, Crouch, Krkic, Diouf

Doubtful Cameron (ankle)

Injured Adam (calf, 12 Mar), Shawcross (back, 12 Mar), Bardsley (calf, 19 Mar), Johnson (knee, 19 Mar), Wilson (knee, Apr)

Suspended None

Form LLLWWW

Discipline Y46 R4

Leading scorer Arnautovic 9
download