Magaca Adam Johnson oo laga Saaray ‘FIFA 16’

March 5, 2016

Cayaaryahankii hore ee Xulka qaranka England ‘FIFA 16’ ayaa laga Saaray Geymka Caalamiga ah ‘FIFA 16’ kadib markii lagu helay dambi ah in uu Fara Xumeeyey gabar yar oo aan qaan gaar ahayn.

Afhayeen u hadalay Xiriirka kubada Cagta Caalamka FIFA ayaa sheegay in laga Saaray Geymka ‘FIFA 16’ Waxaana looga Saaray in la ilaaliyo sharafta FIFA.

Adam Johnson ayaa dhawaan lagu Xukumay 10 Sano oo Xarig ah kadib markii lagu helay in uu ku Xadgudbay Gabar yar oo 15 Jir ah Waxaana Xidigaan uu qaadan doonaa 10 Sano oo uu Xabsi kujiri doono.hi-res-44be4c4c76674bda94405eada58d98b4_crop_north