Man United iyo Chelsea oo isku heesta xidig u dheela Kooxda AC Milan

March 4, 2016

Kooxaha Horyaalak dalka England ee kala ah Man United iyo Chelsea ayaa Waxa ay £46.5m ku baadi Gobayaan Weeraryahanka kooxda AC Milan ee Carlos Bacca.

Carlos Bacca oo Xiligaan un ku soo biirey AC Milan kadib markii ay Sevilla kaga soo iibsadeen lacag dhan £23.2million ayaa waxa uu soo Jiitey kooxo badan oo yurub ah laakiin Lacgta ugu badan ku doon doonaya Kooxaha dalka England.

Carlos Bacca ayaa ah Weeraryahan u dhashay dalka Colombia oo 13 Gool u dhaliyey AC Milan Xili Cayaareedkaan kaas oo laga yaabo in Milan iska iibiyaan marka uu dhamaado Xiligaan.Bacca-649635