Daawo Sawirrada: Horseed FC oo 2-0 ku garaacday kooxda FC Muqdisho

January 19, 2016

kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta gaartay guushi ugu horeysay ee horyaalka kadib marki ay 2- 0 ku garaacday kooxda FC Muqdisho.

Labada koox ayaa ku kulmay galabta garoonka Banaadir,  kulanki 17 ee horyaalka kaaso labada koox u ahaa kulamadi Afaraad,  waxayna labada koox soo bandhigeen cayaar wanaagsan.

Horseed  ayaa labada gool dhalisay qaybta hore e cayaarta, waxana goolka koowaad daqiiqadi 12  u dhaliyay  Caddaani Bariise oo no 19 u qaata Horseed, halka goolka labaad  ay si kama ah isaga dhaliyeen kooxda FC Muqdisho.

Horseed ayay guushan uga dhigan tahay in ay gaartay guushii koowaad ee horyaalka waxayna leedahay 5 dhibic.
FC Muqdisho  ayaa kulanki seddexaad oo xiriir ah guuldaro ay kasoo gaartay horyaalka waxayna leedahay 1 dhibic oo qura.

IMG_3FE606-1D7D81-C691D5-2EB68F-FD16A4-F6F853 IMG_07A2DF-8F409B-FEA3DC-571F52-32DE40-DC7759 IMG_7A1FB5-D218A9-3153CD-2BCCC8-47EF3B-06FF9D IMG_9D825D-605D73-9F5733-8E8405-F55193-81D3E4 IMG_13C3FC-585783-B22F35-CE3415-9DD35E-77EF50 IMG_38A0E2-C96F33-324534-A54ACD-72F01E-D33D80 IMG_86C930-D6E49F-023109-5FE91D-32E1E0-D8EAA7 IMG_240E40-0AFE25-364737-CB9EFF-DA1B17-1046DC IMG_396E05-6CC958-142089-A6A2B0-8BA861-C983C0 IMG_3231A0-FCCBE2-AB0E85-B77071-7471EA-90D43D IMG_4514E8-8F7B49-CEEC38-0AC8ED-0CDC8A-D216AD IMG_209339-57CAD5-4947AE-8BC129-7964CB-3F4C52 IMG_C61E60-823E84-81B06A-164CDB-9EDAB2-E44843 IMG_D72F6C-6BBF3D-B3DFBD-E96909-75F049-8A82A6 IMG_FFBCB7-77BA57-255057-89B9FA-86D243-7A0798