Daawo Sawirrada: Kulankii galabta ee Horseed FC iyo Heegan oo ku soo dhamaaday barbar dhac 2-2

January 5, 2016

Kulankii galabta dhexmaray Horseed FC iyo Heegaan oo ka tirsanaa horyaalka ayaa ku soo dhamaaday Bareejo 2-2.

Heegan ayaa la Hormartay Goolka Waxaase bareejo la timid Naadiga Horseed, Goolka labaad ee Horseed Waxaa dhaliyey Nuur Cali Xasan Goolkii horena Waxaa u dhaliyey isla Nuur.

Horseed ayaa noqotey Naadigii u horeeyey ee 2 Gool ka dhalisa Horyaalka Soomaaliya sidoo kalana Nuur ayaa noqday Xidigii koowaad ee 2 Gool dhaliya Xiligaan.

Heegan oo ciyaartay 2 kulan oo horyaalka ah ayaa heysata kaliya dhibacda ay maanta heshay kulankii horena waxaa ka badisay Dekadda, halka Horseed ay heshay dhibacdii 2-aad oo kulankii hore waxaa ay ku garab dhacday Jenyo.

IMG_3C22E5-AAE96F-A34D40-72431F-D703CA-041E39 IMG_3CDB6B-C2CE35-2F2DCA-5C2139-8296CD-325DF3 IMG_6D8645-535892-5E714B-C8B988-17AC34-0582C5 IMG_6F0925-CFCEB4-8128F9-6B22F2-C30441-B25E54 IMG_7AFB7D-694C20-72B9A6-DD013B-11C7FE-4AAFB7 IMG_7BA9DE-4311F3-1FBA18-8C0F71-F905A2-919CAF IMG_61B98A-058B69-9D6C05-1B1FD1-5C67BB-E53DE6 IMG_74A387-88ED1B-F34A7E-380EF3-9F6210-BAB6DE IMG_91D561-7DC6C5-3AF9F0-9AB6B0-C4E740-2B4B70 IMG_756C1D-6D8D67-5E9404-3FA3C9-4FDB1E-7C4B64 IMG_932C8F-1831DB-7A2B09-0C0500-C05A1E-5040B9 IMG_1419B1-C0335D-7086CF-3F0D5B-D10041-517472 IMG_7420D1-BB4CED-FBE4DA-EC1DDB-6B8A23-3E89AE IMG_A19607-BAAD2C-C09C9B-E67C38-18309F-0E0D72 IMG_AF5B11-8EB7EE-66EF38-A41215-BCDAA6-C23C55 IMG_B1EF84-42E844-42B2F7-931366-9FDF81-C8ADBC IMG_B3FCF1-8FD864-F099B2-C32E9C-FA5C2E-C39358 IMG_D57B72-3F6419-258E6B-EF60C2-FB211B-BDD5C6 IMG_EF2FCC-14D4EC-080827-0E7E1C-E0D312-5AB148 IMG_F25B18-F48995-A3E535-BA180A-E5391A-3E1711 IMG_F2602A-2314B5-E554F4-9B2307-3CD27C-C4F680 IMG_FBD55A-F6A4CF-0D8965-F1018C-4B655A-FF7464