Daawo Sawirrada: Kulankii galabta dhex maray Horseed FC iyo Jeenyo oo ku soo dhamaaday 1-1 bareejo

December 30, 2015

Kulanki galabta dhex maray naadiga kubadda cagta ee Horseed iyo Jeenyo ayaa ku soo dhamaaday bar bar dhac ama 1 iyo 1 taas oo ku tirsanaa Horyaalka dalkeena Soomaaliya oo dhawaan ka furmay garoonka Banaadir ee Muqdisho..

Cayaartaan oo ahayd mid aad u adag ayaa ku soo dhamaatay bareejo 1-1 ah Waxaana Goolka la hor maray naadiga  Horseed FC, kadibna Goolka bareejada ayey la timid Kooxda LLPP Jeenyo/

Waa kulankii 3 aad ee Horyaalka Soomaaliya Waana Cayaartii koowaad ee ku dhamaatay bareejo, iyadoo naadiga Horseed FC uu heysto koobabka Jeneraal Daa’uud iyo Super Cup-ka dalkeena.

IMG_8943 IMG_8945 IMG_8951 IMG_8953 IMG_8954 IMG_8957 IMG_8958 IMG_8960 IMG_8961 IMG_8964 IMG_8965 IMG_8972 IMG_8999 IMG_9004 IMG_9013 IMG_9027 IMG_9032 IMG_9064 IMG_9065 IMG_9068 IMG_9076 IMG_9082 IMG_9102 IMG_9104 IMG_9116 IMG_9118 IMG_9125 IMG_9127 IMG_9142 IMG_9147